• HOME
  • ABOUT US
  • REGISTRATION
  • BLOG
  • GALLERY
  • CONTACT
  • JAMHURIYA PRIMARY & SECONDRY SCHOOL

    Waxbarashadu Waa Furaha Nolasha Nagu Soo Biir Si'aad Dunida Ula Jaanqaado

    Nagala Soo Xiriir

    Adeegyada Aan Bixino

    Waxaan Dhignaa Waxbarashada Dugsiga kala duwan sida

    Dugsiga Hoose

    Dugsiga Hoose waxaa kuugu diyaar eh macalimiin qibrad leh waxaadna ku baranaysaa 7 maado

    Dugsiga Dhexe

    Dugsiga dhexe sidoo kale waxaa kuugu diyaar eh macalimiin qibrad leh waxaadna ku baranaysaa 7 maado

    Dugsiga Sare

    Dugsiga Sare isagana waxaa kuugu diyaar eh macalimiin qibrad leh waxaadna ku baranaysaa 12 maado oo kujiraan scientific subjects

    Xarumaheena

    Waa Dugsiga Sare Kaliya

    Mogadishu

    Djbouti

    Hargeisa

    Agabkeena Aad Kaheleysid

    Waxaa Kuugu Diyaara Nuucyada Kala Duwan Ee Damaashaadka

    Maktabad

    Kubci Maskaxdaada Ka Aqriso Maktabadeena Ay Kuugu
    Diyaar Sanyihiin Buug Waliba

    Garoon

    Jimicsiga Waa Qeyb Kamida Nolosha Waxaan Kuugu
    Diyaarinay Garoono Casri

    cafateria

    Cuni Caafimaad leh Iyo Cabitaan Dhadhan Macaan Ayaad Ka Helaysaa

    Ardayda Waxay Naga Yireen

    Waxaa Kuugu Diyaara Nuucyada Kala Duwan Ee Damaashaadka

    Waxaan Kasoo Guuray Hargeisa Waliba Abigoo Dhigta Schoolka Jamhuriya Markaan Xamar Imid Ismaan Leheyn Waxbarashadaadi Tayada badneeyd Aad Dib U Heleysaa Laakin Taa Waxaa Iga Haqabtiray Isla Schoolkaygi Jamhuriya Oo Xarun Ku Leh Mogadishu

    Ali

    Schoolka Jamhuuriya Waxan Imid Anigoo Wax Qori Aqoonin Waxna Aqrinkarin Laakiin Hadda Alxamdulillah Waxaan Ahay Dugsi Sare Fasalkka 10aad Waxaana Galay Sanadi Hore Kaalinta 1aad Mahadaas Waxaa Leh Schoolkayga Jamhuuriya School

    nuur

    Scoolkan Waxaan Dhiganayaa Muddo 4sanno Ah Haddana Wxaan Ahay 7aad Waxaan Waxaan ku Faraxsanahay Inaan Dhigto Schoolka Ugu Tayada badan Soomaaliya Wxabarashadayduna Waa Heer Sare Oo Waan leeyahay Aqoon Udhiganto 10aad Taasna Waxaan Ugu Mahad Celinayaa Schoolkayga Jamhuuriya School

    Hassan

    Iska Diiwaan Gali Aduunka Meesha Kajoogto
    Intoon kaa Buuxsamin Kadib Nookaalay

    Register