• HOME
  • ABOUT US
  • REGISTRATION
  • BLOG
  • GALLERY
  • CONTACT
  • QALAN JABIYASHEENA & PROGRAMSKEENA 2022

    Qalan Jabiyaashena & Programskeena 2022

    sanadki hore schoolka waxaa ka qalin jabiyay arday gaaraysa 1198 waxaa imtixaanka shahaadiga ufariistay arday gaarayso 685 dhamaan ardayda ufariisatay imtixaanka shahaadiga oo isugu jiray 8aad iyo fasalka 12aad dhamaan ardayda way gudbeen marka lagareebo 1 arday oo aanan galin imtixaanka doowlada sababtoo ah sooma buuxinin sharuudihi looga baahnaa ardayga shahaadiga maahane inta kale way gudbeen waliba arday kamida schoolkeena ayaa koowaad galay


    Sidoo kale sanadkii ugu danbeeyay 2022 waxaa qabsanay xaflado kala duwan iyo maalmaha xuriyada jamhuriya school waxuu ku caan yahay Soo saarida arday Tayo badan oo qibrad leh hadaad doonaysi nagu Soo biir sidoo kale hadaad kasoo baxday schoolkaagi hore waad imaan kartaa kaliya waxaa lagaaga baahan yahay warqada badalka oo aad kasoo qaadanaysid wasaaradda waxbarashada


    ardaydeena sanadki hore waxaa laga diiwaan galiyay xaflado badan oo ay dhigteen fasalkiiba sababtoo ah waxay leeyihiin fasal walbo maalin u qaas ah oo ay kusoo bandhigi karaan wax walbo oo maskaxdooda ka dhex guuxaayo iyagoo kusoo bandhigaan dhaqanka somaliyeed iyo hidaha soomaliyeed iyo dhaqamada kala duwan oo ay leeyihiin soomalida ayaa lagu soo bandhigaa maalintaas fasalka iska leh xafladda


    sanadki hore schoolka waxaa ka qalin jabiyay arday gaaraysa 1198 waxaa imtixaanka shahaadiga ufariistay arday gaarayso 685 dhamaan ardayda ufariisatay imtixaanka shahaadiga oo isugu jiray 8aad iyo fasalka 12aad dhamaan ardayda way gudbeen marka lagareebo 1 arday oo aanan galin imtixaanka doowlada sababtoo ah sooma buuxinin sharuudihi looga baahnaa ardayga shahaadiga maahane inta kale way gudbeen waliba arday kamida schoolkeena ayaa koowaad galay



    Qalan Jabiyaasha Shahaadiga

    Fasalka 4aad 279
    Fasalka 8aad 406
    Fasalka 12aad 513
    Total 1,198