• HOME
  • ABOUT US
  • REGISTRATION
  • BLOG
  • GALLERY
  • CONTACT
  • WELCOME JAMHURIYA PRIMARY & SECONDRY SCHOOL

    KU SOO DHAWAAW HOYGA WAXBARASHO TAYO LEH.

    Kusoo Dhawaaw Schoolka Jamhuuriya Aigoo KU Hadlaayo Dhamaan Afka Howlwadeenadda Schoolka Jamhuuriya Waxaan Kuleeyahay Kusoo Dhawaaw Jamhuriya Waxaad Kaheleysaa Schoolka Waxbarasho Tayo Leh Macalimiin Tayo Uleh Waxa Ay Kuudhigayaan Agab Tayo Leh Noogu kaalay Schoolka Oo Aad Kaheleysid Waxbarasho Tayo Leh Sidoo KaleKubci Maskaxdaada Ka Aqriso Maktabadeena Ay Kuugu Diyaar Sanyihiin Buug Waliba

    Sidoo kale Iskuulkan Waxaa Loodoortay Schoolka Ugu Wanaagsan Soomaaliya Sanadki Hore Waxoona Maraar Badan Kasoo Muuqday Abaal marintaan Sanado Badan Laga soobilaabo Aasaaskiisi Waliba sanadihi ugu danbeeyay ayuu marar Badan Kuguulaystay waxuuna kaalinta seddexaad kagalay schoolada ugu wanaagsan africa sanadki hore hadanna waxaa lagu Daray tartamayaasha fadlan nagu soobiir siaad aqoon u kororsato aduunkana lajaanqaado


    TAARIIKHDA JAMHURIYA PRIMARY & SECONDRY SCHOOL.

    Jamuuriya school waa iskuul facweyn oo kuyaala Caasimada Soomaaliya ee Muqdisho iskuulkaan waxaa kaflaxay inkabadan kumanaan arday. iskuulku waxa uu kucaan baxay soo saarida Jiil waxbartay oo anfacaya Diintooda Dalkooda iskuulka waxa la,aas aasay sanadu marka ay aheyd 2000 si hadii loofiirsho madheera dhidib utaagida iskuul. iskuulku waxa uu halkaas kugaaray helitaanka macalimiin tayo sare hel oo ay ka go antay in ay soosaaraan dad waxa bartay. hadii aan sii anbaqaad taariikhda is kuulka 4 sano ee dabaysay is kuul waxa uu kasoo muuqanayay kalimaha hore ee imtaxaanka wasaarada sidookale sanadadaas iskuulku waxaa imtixaanka ugalaysay celcelis arday udhexeesa 400 300 dadkii iskuulka wax kabartay maatay waa dadka saameynta kuleh Bulshda Dhexdeeda, waxa ay iskugu jiraan Macalimiin ,wasiiro, madaxweynayaal, Barofosoro iyo WXM. Badka iskuuka uu fadhiyo Hadii lafiiro mayaraa maxaayeelay aad ayuu wenyahay ilaa iyo dhoor qol ayaa isku akoobanyahay oo dheerikayihiin xafiiyada dad luugu adeego oo kala ah.

    Xafiiska lacqabasha
    Xafiiska Imtixaanada
    xafiisyada cabashada
    Xafiiska Qaabilida dad cusub

    Engineer Mohamed Ahmed Mohamud

    President